DAAWO SAWIRO:- Ururka Midnimada gobolka Hiiraan oo manta Olole Nadafadeed ka sameeyay magaalada Beledweyne

Hiiraan Xog, Waxaa sharaf weyn inoo ah in aan maanta nadiifino Xerada Daraawiishta oo qashin aad utiro badan yaalay qashinkaas oo u dhawaa suuqa weyn ee Hilibka iyo Isbitalka Guud ee gobolka Hiiran

Qashinkaas waxaa halkaasi ka qaaday
Ururka Midnimada gobolka Hiiraan

Majirto Hey,ad ama maamul taakuleeyay

Ayaga ayaa gartay in ay ka shaqeeyaan bilicda magaaladooda iyo Guud ahaan horimarka gobolka Hiiraan

Reer Hiiraan waxaan leehay u istaaga soocelinta bilicda iyo nabad gelyada gobolka

Waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa dhamaan inta jecel horimarka wadankooda

Insha allaah hadaan nahay Ururka Midnimada gobolka Hiiraan waxaan Gaari donaa kana qaadi doonaa 4 xaafadod ee magaalada Beledweyne

Waxaan mahad kale u celinayaa inta qarashka Ku bixisay iyo intii gaadiid nagu deeqday iyo inta jecel samaha ee aan wali nasoo gaarin.





Be the first to comment

Leave a Reply