Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Hiiraan Xog, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply