Madaxeynaha maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

Hiiraan Xog, Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo siyaasiyiin kale ayaa goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee caasimada Koonfur Galbeed.

Garoonka diyaaradaha ee Baraawe waxaa kusoo dhaweeyay qaar ka mid waxgaradka degmada Baraawe.

Waxaa uu kulama kala duwan la qaadan doona waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda inta uu ku sugan yahay Magaalada Baraawe oo ka mid  ah Magaalooyinka ugu waa weyn maamulka Koonfur Galbeed.





Be the first to comment

Leave a Reply