AKHRISO:- Madaxweynah cusub ee maamulka Puntland oo ka hadlay golaha iskaashiga maamul goboledyada

Hiiraan Xog, Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.

Waxa uu madaxweyne Dani sheegay in Dastuurka dalka uu qabo in maamul goboleedyada ay is kaashadaan oo ay wax wada qabsadaan.

Is kaashiga waxaa qabo Dastuurka dalka, waana kasii mid ahaan doonaa golaha iskaashiga dowlad goboleedyada” ayuu sheegay Madaxweyne Dani.

Golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka ayaa waxa uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyaa dowladda dhexe ee Soomaaliya.





Be the first to comment

Leave a Reply