DAAWO VIDEO:- Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo Edeeyn u jeediyay sarakiil ka tirsan dowlada dhexe ee Soomaaliya

Hiiraan Xog, Nabadoono iyo beelo ku abtirsada gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay gogol nabadeed uu dhigay sided bilood ka hor Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo lagu heshiisinayo beelo ku dagaalamay degaanada u dhaxeeyo Hiiraan iyo Galgaduud oo ay wali ka fidsantahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Nabadoonada ayaa dhinaca kale ku eedeyay Taliyaha qeybta 27ee ciidanka xooga dalka Ganaraal Axmed Maxamed Tareedishe in uu hurinayo dagaalada ka socda degaanada hostage gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply