Arimaha Bulshada

Rabshado ka socda Dalka Venezuela

Hiiraan Xog, Dhaqaatiirta, ganacsatada iyo shaqaalaha kale ee Dowladda Venezuela ayaa dibadbaxyo ballaaran ka dhigaya Magaalooyinka waweyn ee Wadankaasi, waxanay codsanayaan in gargaar Bani’aadanimo la gaarsiiyo Shacabka, Xafiiskana uu banneeyo Madaxweynaha talada haya, Nicolas Maduro. […]