DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle oo gaaray magaalada Bula-Burte

Hiiraan xog, Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa gaaray magaalada Bula-Burte ee gobolka Hiiraan si uu is badal ugu sameeyo maamulka degmada Bula-Burte.

Wasiir Cadle ayaa malmihii la soo dhaafay xilka ka qaaday gudoomiyaha degmada Bula-Burte Cabdi Daahir Guure ( Karoore), Waxaana uu xilka u magacaabay gudoomiyaha cusub ee Cabdicasiis Duuraw oo la filayo saacada soo socda in uu xilka u kala wareejiyo wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle.





Be the first to comment

Leave a Reply