AKHRISO:- Garyaqaanka guud ee maamulka Puntland oo ka hadlay qilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka

Hiiraan Xog, Garyaqaanka guud ee maamulka PuntlandMaxamed Yuusuf Maxamuud ayaa caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub.

War kasoo baxay xafiiska Garyaqaanka guud oo laga tixraacay Dastuurka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweynaha maamulka Puntland uu leeyahay awoodda magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka,isagoo la tashanaya ku xigeenkiisa.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply