AKHRISO:- Sharciyada laga soo saaray koobka lagu qaban doono xafada Bundoweyn ee magaalada Beledweyne

Hiiraan Xog, Gudiga ciyaaraha ee xafada Bundoweyn ee magaalada Beledweyne ayaa soo saaray sharuudo looga bahanyahay kooxaha ka qeyb galayaa tartanka kubada cagta ee Bundoweyn Cap.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO SHARCIYADA LAGA DOONAYO KOOXAHA KA QEYB GALAYA BUNDOWEYN CAP.

1) Garoonka Waxu teamkasta kuso gala 11ciyaartoy uu ku jiro boortaha. FG: Hadi team u kuso galo 7ciyaartoy waxka yar Waxa labixin doonaa forfeit.

2) Bedelka ciyaarkasta wa 3 . FG: ciyaartoyda bedelka waxey garonka sogelikaran marku ogolado referee ga.

3) ciyaartoykasta wa inu ku qalabeysanyahy Funanad, buumo, sigsan dheer iyo kabo. FG: Lama ogola kabo LA,an xita boortaha.
4) referee ga wa ka kataliya garoonka, hadalkisane wa sharci hadi ad sual ka qabto adigo ciyartoy ah wa ina uweydisa si aqlaaqle FG : hadalada Caayda wa Rooso toosa.

5) waqtiga Lo qorsheyay ciyaarkasta wa 80daqiqo, kaambiyada wa 40daqiiqo. Ciyaarta Waxa dhameyn Kara referee ga hadi lo baahdo waqti dheeri ah asaga goaaminaa.

6) Wa Rigoore hadi ciyaartoy isago kujira Area of penalty : darbeyo ciyrtoy kle, jiifato ku qabta isago taaban kubada, riixa, jiida ama gacanta ku taabta. FG: boortaha sooma dhaafi Karo lineka goosha waqtiga rigooraha.

7)Jaalaha ama kaarka digniinta ah aya lasiindoona hadi ciyariyahan: uu caaytamo ama muujiyo ficil caay ah, garoonka sogala, daahiyo kubada, ku dhago ama jiida ciyaartoykle funaanadisa, garoonka ka baxa amar La,an ama soogala, gacanta kas ugu qabta banooniga, funaanada siibta isago dabaaldega.

8 ) Rooso ayaa Lasiin doona hadii ciyaartoy: faul halisa galo, gacan ku badbaadiyo goal dhalan rebay, caaytama ama muujiya ficil caaya, kaar 2aad qaata,

9) foora tuurka: wa in an touchlineka laso dhaafin ciyartoyga, 2gacan wa inu ku tuura 2lugna dhulka yaalan. FG hadi inta lawaayo walaga bedela.

10) sharciyadan iyo kuwokle o an ka tegayba wey dhaqan geli doonan Insha Allah.

Kooxaha Waxa laga codsana iney uhogaansadan sharuucdan mahadsanidiin.





Be the first to comment

Leave a Reply