Arimaha Bulshada

DAAWO SAWIRO:- Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle Oo La Horgeeyay Hindise Sharciyeedka Wasaaradda Ganacsiga loogana Hadlay arrimo Kale Duwan.

Hiiraan Xog, Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle Oo La Horgeeyay Hindise Sharciyeedka Wasaaradda Ganacsiga loogana Hadlay arrimo Kale Duwan. Shirka Golaha wasiiradda Dowladda Hirshabelleo o uu shir gudoominayay Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta oo […]

Arimaha Bulshada

Madaxda maamul goboleedka oo gaaray magaalada Garowe

Hiiraan Xog, Madaxweynayaasha maamulada Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb galay Shacabka Magaalada Garowe, Madaxweynaha Puntland iyo Golihiisa Wasiiradda Puntland. Labada madaxweyne Shariif Xasan […]