AKHRISO:- Madaxa xukumada maamulkq Galmudug oo soo dhaweeyay baaqa madaxweyne Farmaajo

Hiiraan Xog, Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), taasi oo la doonay in lagu dhameeyo khilaafka dowladda dhexe iyo madaxda maamul gobobleedyada dalka.

Madaxa xukumada Sheekh Maxamed Shaakir ayaa dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ugu baaqay inay midoobaan, islamarkaana muujiyaan tanaasul, iyada oo la xusuusanayo weerarkii Soomaalida badan ay ku dhimatay ee 14-kii October 2017 ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,





Be the first to comment

Leave a Reply