AKHRISO:- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo magacaabay xilal cusub

Hiiraan Xog, Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto u soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha iyo ku xigeenka jaaliyaddaha reer Hirshabeelle ee waqooyiga Ameerika.

Guddoomiyaha jaaliyaddaha reer Hirshabeelle ee waqooyiga Ameerika ayaa waxaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay  Maxamed Ciise Wardere, halka guddoomiye ku xigeenna loo magacaabay  Cali Cabdulahi Cadaawe.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACABISTA UU SAMEEYAY MADAXWEYNE WAARE,

 





Be the first to comment

Leave a Reply