DAAWO VIDEO:- Xaflad loo qabtay kooxdi ku guilesatay tartankii Sporti ee ka socday magaalada Beledweyne

Hiiraan Xog, Dhaliyaro is xil qaantay ayaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku qabatay tartan Sportis oo aay ka qeyb galayaan sided koox oo ka dhisan xafadaha magaalada Beledweyne.

Xaflad loo qabtay koocdi ku guilesatay koobka ayaa lagu qabtay Hotel Darusalaam,waxaana ka soo qeybgalay Duqa magaalada Beledweyne oo halkaas balan qaad ugu sameeyay bahda isboortiga degmada Beledweyne.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAAALKA QURUXDA BADAN.





Be the first to comment

Leave a Reply