DAAWO VIDEO:- Dhalinyarada magaalada Beledweyne oo fariin u dirtay Wasaaradda Ciyaaraha Hirshabeelle

Hiiraan Xog, Dhalinyarada isboortiga degmada Beledweyne ayaa dhaliilay wax qabadka Wasaarada Ciyaaraha ee maamulka Hirshabeelle.

Xaflad lagu soo xerayay tartan sports ee ka socday xafadaha magaalada Beledweyne ayaa looga hadlay wax qabadka wasaarada ciyaaraha Hirshabeelle oo maamulka Olobikada gobolka Hiiraan,waxaana aay sheegen dhalinyaradaan in aay doorkii maamul iyo kii wasaarad ah haanba ay ka waayen maamulka Hirshabeelle.

Dhalinyaradan iskod isku xil qaamay ayaa sheegay in aay sii wadi doonan howlahooda shaqo ay ka bilaben magaalada Beledweyne oo aay qaban doonan Tartamo Sporti,waxaana aay jaaliyada reer Hiiraan ka codsadeen in la soo celiyo magacii Sporti uu lahaa gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,





Be the first to comment

Leave a Reply