AKHRISO:- Maamulka Hirshabeelle oo magacaabay Duqa magaalada Beledweyne iyo xuno kale

by B.A.M | Friday, Jun 22, 2018 | 622 views

Hiiraan Xog, Jun 22, 2018:- Wasiirka Arrimaha guddaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Cadle ayaa magacaabay xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.

Wasiir Cadle ayaa magacaabay Duqa maagaalada Beledweyne iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO, 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response