DAAWO:- Deeq lacag ah oo la gaarsiyay dad danyar ah oo ku nool magaalada Beledweyne

Hiiraan Xog, Jun 14, 2018:- Deeq lacag ah oo  ay iska soo aruuriyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norway ayaa la garsiiyay dad danyar ah ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Deeqdan lacagta ah ayaa looso wakiishay Xaaji Cismaan Dhagaxoow oo ah madaxa shirkada Dahabshiil ee gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply