AKHRISO:- Wasaarada Ganacsiga ee dowlada Soomaaliya oo manuucday waxyabaha caruurta ku Ciidan

by B.A.M | Wednesday, Jun 13, 2018 | 112 views

Hiiraan Xog, Jun 13, 2018:- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowlada Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday , waxaa dalka looga Mamcuunay inay soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response