DAAWO:- Jaaliyada reer Hiiraan ee magaalada London oo Deeq rashiin ah gaarsiyay dadka ay sameeysay Fatahaada Beledweyne

Hiiraan Xog, May 17, 2018:- Jaaliyada reer Hiiraan ee magaalada London oo Deeq rashiin ah gaarsiyay dadka ay sameeysay Fatahaada Wabiga Shebeelle ee magaalada Beledweyne.

Deeqdan ayaa loo soo wakiishay madaxa Shirkada Dahabshiil ee gobolka Hiiraan Xaaji Cismaan Dhagaxoow.

Xaaji Cismaan Dhagaxoow ayaa sheegay in Jaliyada reer Hiiraan ee magaalada London ay lacag dhan 10,000 kun oo Dolar aay u soo direen jaaliyada London laguna iibiyay raashiin gaarayo ilaa 100 qoy.

Rashiinka ayaa ka kobnaa Bariis iyo Sonkor iyo Saliid, waxaana la garsiiyay dad danyar ah oo ku godoonsan Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne oo ay ku dhufatay Fatahaada Wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne.

HALKAAN KA DAAO,

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1660687480706136&id=887635248011367

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply