AKHRISO:- Magacyada Gudiga Doorshada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Hiiraan Xog, Apr 21, 2018:- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ka shaqeyaan qaban qaabadda Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo mudo 15 maalmood gudohood.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA GUDIGA DOORASHADA GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA,





Be the first to comment

Leave a Reply