Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ku guulestay Doorashadii Dhuusa-Mareeb

Hiiraan Xog, Apr 15, 2018:- Doorashadii manta ka dhacday magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa ku kuleestay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Faarax Weyliye oo helay codod gaarayo 28 cod.

Waxaa ku tartamayay kursiga Musharaxiinta kala ah Maxamed Cilmi Afrax ( mideeye) iyo musharax Cabdulahi Faarax wehliye.

Cabdullahi faarax Wehliye  ayaa helay  28 Cod Waxaana xumaaday 3 Cod, halka Musharax Mideeye uu helay 17 Cod.

Ergada ayaa si heersara ah ugu qeyb qaatay doorashada manta ka dhacday magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada maamulka Galmudug,waana doorashadii ugu horeeysay ee lagu qabto magaalada Dhuusa-Mareeb.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply