Akhriso: Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Hiiraan Xog, April 13, 2018:- Maxamed Cabdi Waare madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa shaqada ka eryay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cabdulahi Axmed Maaalin ( Sufurow).





Be the first to comment

Leave a Reply