DAAWO VIDEO:- Cali Jeyte oo ka hadlay dagaalada ka socda gobolka Hiiraan

Hiiraan Xog, Mar 28, 2018:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa ka hadlay dagaalada ka socda degaanada u dhaxeeya Beledweyne iyo Bula-Burte ee gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in aay dagaal kula jiraan xoogaga Al-Shabaab ee ka dagaalamaya qeba ka mid ah gobolka Hiiraan,waxaana uu sheegay in aay Al-Shabaab ka qabsadeen saanad milatiri iyo deegano aay ku sugnaayen.

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal balaaran ka waday malmihii la soo dhafay degaanada aay ka midyihiin Afar irdood ilaa iyo degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DOOWO,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply