DAAWO VIDEO:- Sarakiisha gobolka Hiiraan oo ka hadashay deganada lagala wareegay Al-Shabaab

Hiiraan Xog, Mar 27, 2018:- Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada deegano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa dagaalo culus la galay xoogaga Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya ayaa ka warbixiyay degaanada ay Al-Shabaab kala wareegen.

Howlgalada Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa wali ka socda degaano badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DOOWO HOWLGALADA CIIDAN EE KA SOCDA GOBOLKA HIIRAAN.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply