AKHRISO:- Xilka qaadis lagu sameeyay xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan

Hiiraan Xog, Mar 27, 2018:- Maamulak Hirshabeelle ayaa isbada ku sameeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka gonolka Hiiraan.

Wasaarada Arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa soo sartay Wareegto xilka looga qaaday masuuliyiinta kala ah.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply