AKHRISO:- Dowlada Soomaaliya oo War-Saxaafadeed ka soo saartay xiisada magaalada Beled Xaawo

Hiiraan Xog, Mar 26, 2018:- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay xadgudubka dowladda Kenya ay dhulka Soomaaliya gaar ahaan xiisada ka taagan Magalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo.

Dowlada Soomaaliya oo ilaalinaysa danta ummadda Soomaaliyeed, dhowreysana deris wanaaga, isu furnaanshaha ganacsiga, isu socodka dadka walaalaha ah ee magaalada Beled Xaawo iyo Mandheera degan , waxay la socodsiinaysaa arrimaha soo socda,

Halkaan Hoose Ka Akhriso,

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply