AKHRISO:- Xilga laqabanayo Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay

Hiiraan Xog, Mar 25, 2018:- Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamanka laga keenay.

Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana waxaa uu Xildhibaanada ka codsaday in ay soo xaadiraan kulanka.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply