AKHRISO:- Wiil dhalinyaro ah oo ka qiiroday Darbiga Kenya eey ka dhiseeyso Magaalada Beled Xawo

Hiiraan Xog, Mar 25, 2018:- Boobka kiinya nagu hayso iyo badilkiyo xooga badahena ey shegatiyo badi xaduudeena hadey joojin beentas wadiyo balal fidinteeda boqolal haweena udira baacsa leeyahay beesha calamkay maqal xuman bahasanba jiriye bartamaha wajeer iyo ila Kenya barigeeda barwaqada dhulkan gaarisoo  baadka wada jiifo wa badi dhulki hooyo iyo beer anleyahaye ingiriska bentisa iyo galo wada boor leh aleylehe dhulkey naga baxsheen wa big iyo ciile somalay baraaruga hurdad sii baraxateene cadawgiina beegsada dhulkii baal dhanba maqane badaheena dha dheer ragba baayaco gadaye dhalinyaro  bayankoodu yahay daaya badaheena oo dagal ku booriyey cidi baadka raraneyso  burcad iney yahiinba dirbaba loogu qoray baale dadkeygoow isbiirsada tan waa barakiciniye  beled xaawo tii lagu samey wan ubagayaye askarti wax boobeysay iyo bahaliyo tuugo dumarkeno boobiyo an wadan basukiyo aake bidix dooda an waran ku jirin dhagax laboodayo baqadey usarsheen warges bahiya jiraye beled xawo shacabka degow weyga badiseene birlab iyo waxa wada tahiin buur la jibineyne balashi wadanigad gasheen boqolkun oo jeere  boodharada kusima dowlada iyo dahabka noo buuxo barshoy lun kenyaba hadey boob hodankeena.

 

Qore: Omar Hussien Gure

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply