Guddoomiye Jawaari oo Mooshin laga keenay ( Akhriso)

Hiiraan Xog, Mar 14. 2018:- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa mooshin kalsooni kala noqosho ah ka keenay guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasoo ay ku eedeeyeen inuu hareer maray dastuurka dalka ku tagrifal-awoodeed iyo ragaadinta geedi socodka dastuurka dalka.





Be the first to comment

Leave a Reply