AKHRISO:- Ronaldo Oo Si Qiiro Leh Kaga Hadlay Xaalada Syria & Phalistina- Muxuuse Balanqaaday?

Hiiraan Xog, Mar 3, 2018:- yadoo ay jirto in aan ku noolahay dalka Spain, maskaxdayda waligeed kama go’in dhibaatada walaalaheen ku sugan Syria ama Phalistin.

Magaca Alle ayaan ku dhaaranaayaa, Iga raali noqda” ayuu yiri Ronaldo oo ilmenayay, isagoo isticmaalayay maro yar oo uu kala soo baxay jeebka.

Sida aan idiin sheegay ma fahmi karo sababta ay waxaan ugu dhacaayaan Syria ama Phalistin.

Ma ogtihiin sababta ay u dhacaayaan waxaan” ayuu yiri Cristiano Ronaldo?

Sicad uma ogaanin illaa iyo hadda, maxay u dhacaayaan dhibaatooyinkaan yaa is weydiiyay?.

Waxaan lahadlay dhammaan cayaaryahanada Kooxda, sax waxaan isku raacnay in aan loo sheegin Saxaafadda.

Laakiin iyadoo ay jirto in ay isi soo taraayaan hadalada kutur kuteenta ah, waxa aan go’aansanay inaan idin sheegno dhammaanteena sida aan kaga xunahay waxa ka dhacaya Syria ama Phalistin.

Sida ay shaaca ka qaadi doonaan Bezema iyo Bayl Bale hadda waxii ka dambeeya waxaan dhinac istaagi doonaan dadka ku dhiban Syria iyo Phalistin.

Muhiim ma ahan taa, Waxaase muhiim ah waxa aan sameendoon ayuu hadalkiisa ku daray laacibka Real Madrid.

Hanti ayaan ku deeqi doonaa, Sidaas si lamid ah dhiig ayaan bixineenaa iyo wax waliba oo aan heli karno.

Waayo waxa dhacaaya dhammaanteen way na xanuunjinaayaan haka dhecaan Syria ama Phalistin labadaba.

.Tani ma ahan is Xayeesiin ama istustus sida dadka qaar u fahmi karaan “ayuu yiri Ronaldo.

Waxaase Muhiim ah inaan wax waliba dartooda usameeno, Sida aan sameeno Cayaaraha si aan guul ugaarnoo marka aan garoonka kujirno.

Dhammaan dadkoo idil waxaan ka rajeyneynaa in ay sameeyaan sideena oo kale” ayuu yiri hogaamiyaha Real Madrid Cristiano Ronaldo.

W/Q: Ustaat Abduweli Yahye Ali

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply