DAAWO SAWIRO:- Kulan lagu Taaageerayo gudomiyaha cusub ee Olompic gobolka Hiiraan oo lagu qabtay degmada Matabaan

Hiiraan Xog, Feb 20, 2018:- Kulan lagu Tagerayay Gudomiyaha Cusub E Olompic Gobolka Hiiraan o manta lagu Qabtay Dagmada Matabaan E Gobolka hiiraan iyadoo la filaayo in kulamo Kale E ka Qab soman guud ahaan degmooyinka Gobolka Hiiraan uu ka kobanyahay.

Dadka ehelka u ah Sportiska ayaa soo dhaweyay Sihayaha Olompic kada gobolka Hiiraan.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply