DAAWO VIDEO: Maamulka degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan oo dalbaday in gurmad kala duwan lala soo gaaro

Hiiraan Xog, Feb, 15, 2018:- Guddoomiyaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure karoore ayaa kormeeray qeybo ka mid ah xaruumo caafimaad oo la dhigay dadka u soo ritay cudurka shuban biyoodka iyado dhaqaatiirta la tacalaya bukannada u guddoomiye karoore ka keenay magaalada Muqdisho.





Be the first to comment

Leave a Reply