AKHRISO:- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiru dowle

Hiiraan Xog, Feb 12 , 2018:- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo wareegto soo saaray ayaa maanta magacaabay Wasiiru Dowlaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shariif Xasan ayaa wareegtadiisa ku sheegay in la tashi kala sameeyay Barlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, sidaasina Cusmaan Buube Yuusuf Rooble ugu magacaabay Wasiiru Dowlaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koonfur Galbeed.

AKHRISO MAGACABISTA,

 





Be the first to comment

Leave a Reply