DAAWO VIDEO:- Maamulka gobolka Hiiraan oo fariin u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Hiiraan Xog, Jan 14, 2018:- Maamulka gobolka Hiiraan oo fariin adag u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deeganada gobolka Hiiraan.

Gudoomiye kuxigeenka degmada Matabaan oo la hadlay Xildhibaano ku sugan magaalada Beledweyne ayaa ku dhaliilay shaqadii laga doonayay Xildhibaanada reer Hiiraan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HADALKA GUDOOMIYAHA,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply