DAAWO SAWIRADA: Farmaajo oo si rasmi ah u bilaabay booqashada deegannada Maamulka Galmudug

by Hiiraan Xog | Sunday, Jan 14, 2018 | 125 views

hiiraan Xog, jan 14, 2018:- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug asaga iyo xubnihii lasocday.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo laqaato waxgaradka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response