SHABAKADA HIIRAAN XOG
Headlines
  • [ 18/02/2019 ] DHAGEEYSO:- Degmooyin ka tirsan Hirshabeelle oo yeelanayo gole degaan Arimaha Bulshada
  • [ 18/02/2019 ] DAAWO SAWIRO:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar Iyo Afgooye Arimaha Bulshada
  • [ 18/02/2019 ] Somali national shot dead in South Africa English News
  • [ 18/02/2019 ] Somali president jets off to Burundi for an official visit English News
  • [ 18/02/2019 ] AKHRISO:- Xisbiga Wadajir oo ka hadlay xiisada Soomaaliya iyo Kenya Arimaha Bulshada
Home2018

Year: 2018

Arimaha Bulshada

AKHRISO:- War murtiyeedka laga soo saaray Shirka kaalinta Dhallinyarada ee nabadda iyo is-dhexgelka Bulshada

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Shirwynahan guud ee dhallinyarada Gobolka Banadir, ahna shirweynihii koowad kaas oo soconayay muddo labo maalmood ah. islamarkaana ay ka soo qayb galeen guud ahaan dhallinyarada 17 Degmo ee Gobolka banaadir, ururrada dhallinyarada madaxbannaan, […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

Akhriso:-Magacyada Golaha Wakiilada maamulka Puntland oo la Shaaciyay

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan. Xildhibaanadan ayaa laga soo kala xulay deegaanada […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

AKHRISO:- Ismaaciil Oranjo oo loo magacaabay guddoomiyaha degmad C/casiis ee gobolka Banaadir

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Cabdicasiis. Guddoomiye Yariisow ayaa Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ayuu  Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ugu magacaabay  Ismaaciil Muqtaar […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Jamhuuriyadda […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

SAWIRO:-Shacabka degmada Xudur oo adeegyo caafimaad oo muhiim ka hela Cisbitaalka degmadaas

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Munaasabadaan oo lagu soo bandhigay waxqabadka Cisbitaalka Degmada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool oo dib u howlgelintiisa ay ka soo wareegatay mudo hal sano ah waxa kasoo qeybgaley masuuliyiinta maamulka degmada xuddur ee […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
English News

DAAWO SAWIRO:- Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha Soomaaliya oo ka furmay magaalada Adis-ababa

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha iyo sidii looga gashaaman lahaa abaaraha soo noq noqda (RRF) ayaa maata ka furmay Magaalada Addis-ababa ee dalka Ethapia, waxaana ka qeybgalay xubna ka socday […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo casho sharaf u sameeyay Golaha wasiirrada iyo howl-wadeennada Tubaha

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khare, ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay sameeyay golohiisa wasiirrada iyo hawl wadeennada tubaha afarta ah ee lagu saleeyay shaqo maalmeedka dawladda. Casha sharafta […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
Arimaha Bulshada

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Cadaaladda XFS oo maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkga u fadhiya Soomaaliya Amb: Mehmet Yilmaz. Wasiirka Cadaalada Soomaaliya iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
English News

Over 90 journalists killed on the job in 2018, IFJ

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, Over ninety 90 journalists and media workers on-the-job have been killed since beginning of this ending year. The fourth estate staff died in targeted killings, bomb attacks and crossfire incidents in 2018. According […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...
English News

Somali army kills two foreign fighters during a raid in Jilib town

31/12/2018 B M 0

Hiiraan Xog, The Somali National Army (SNA) said its forces killed two foreign Al-Shabaab fighters in Southern Somalia after joint operation on Sunday. Speaking to the media, Ali Mohamad, SNA commander for section 43 said […]

Share this:

  • Tweet

Like this:

Like Loading...

Posts navigation

1 2 … 384 »

Follow on Facebook

Sports

Laacibka Kooxda Arsenal Aaron Ramsey oo dhameystiray heshiiska Kooxda Juventus

12/02/2019 0
Hiiraan Xog, Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey ayaa saxiixay heshiis horudhac ah oo uu ugu biirayo dhamadka xili ciyaareedkaan six or ah kooxda Juventus, sida ay ku dhawaaqday kooxda Serie A ka [...]

Dowlada Soomaaliya oo martigelineysa ciyaar caalami ah 27 sano kaddib

09/02/2019 0
Hiiraan Xog, Xiriirka Kubbadda Cagta ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in xulka ka yar da’da 20 jirka ah ay casuumi doonaa dhiggooda Ereteriya, ciyaar saaxiibtinnimo oo Muqdisho ka dhacaysa 16-ka bishan Febraayo. Ciyaarta ka dhacaysa garoonka [...]

AKHRISO:- Sharuudaha laga rabo qofka loo dooranayo Gudoomiyaha Olobikada gobolka Hiiraan

05/02/2019 0
Hiiraan Xog, Gudiga Doorashada Olobikada gobolka Hiiraan oo shaaciyay sharuudaha laga rabo shaqsiga u tartamayo xilka ugu sareeya maamulka Sportska gobolka Hiiraan. Gudiga doorashada ayaa intaas ku daray in musharaxiinta looga baahanyahay in aay sharuudahan [...]

DAAWO SAWIRO:- Xulka kubada cagta dalka Qatar oo ku guulestay koobka Asian Cup

01/02/2019 0
Hiiraan Xog, Xulka kubada cagta ee dalka Qatar ayaa caawa si xarako leh ugu guuleestay Koobka Asian Cup, kadib markii guul daro xanuun badan dhabarka u saariyeen xulka Japan oo isugu soo hareen ciyaarta Fiinaalka [...]

Suarez oo ku biiray kooxda Arsenal

30/01/2019 0
Hiiraan Xog, Xidiga Xulka Qaranka Spain Iyo Kooxda Barcelona Denis Suarez ayaa Qaab Amaah Ah Ugu Biiray Kooxda Arsenal. Suarez Ka Hor Inta uusan Aadin Kooxda Arsenal Ayuu Hal Sano Hishiis Ah U Saxiixay Kooxda [...]




Copyright Hiiraan Xog®All rights reserved.          
Site Designed By Afro Designers

%d bloggers like this: