DAAWO VIDEO:- Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlay xiriirka u dhaxeeyo asga iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

by B.A.M | Friday, Oct 13, 2017 | 1510 views

Hiiraan Xog, Oct 13, 2017:- Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa dhawaan wareysi looga qaaday Dalka Kenya waxa la weydiiyay xiriirka hoose ee ka dhaxeyo isaga iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooblle, waxana uu shegay inu yahay Ugaaskiisa marna aay yihiin dad saaxibo ah.

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa yiri’’ Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooblle waa ugaaskeyga marna waa saaxbkey Marna waa ugaas aan garanayo taariikhdiisa marka waa shaqsi aans aaxbib hoose nahay laakin dadku waxaay u haystaan inaan isku dhacsanahay’ ayuu yiri Madaxweyihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO HADALKA CALI CABDULLAAHI COSOBLE.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response