DAAWO VIDEO:- Maamulka degmada Beledweyne oo dad danyar ah gaarsiyay deeq rashiin ah oo ka timiid dowlada Turkiga

by B.A.M | Thursday, Oct 12, 2017 | 393 views

Hiiraan Xog, Oct 12, 2017:- Maamulka degmada Beledweyne ayaa deeq rashiin ah oo ka timiday dowlada Turkiga u qeybiyay dad shacab ah oo ku nool qebo ka mid ah xafadaha magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

In ka badan shan boqol oo qoys ah oo dan yar ah oo ku nool Xaafadda Xaawo Taako iyo kooshin ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo ka timiday dowlada Turkiga islamarkana loogu tala galay in lagu caawiyo dadka dhibateysan ee ku dhaqan degaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQALKA RASHIINKA.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response