DAAWO VIDEO:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo la wareegay deeq raashin ah oo ka timid dowlada Turkiga

by B.A.M | Monday, Oct 2, 2017 | 1032 views

Hiiraan Xog, Oct 02, 2017:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo la wareegay deeq rashiin ah oo ka timiday dowlada Turkiga,waxaana loogu deeqay degmooyinka gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maamulka degmada Beledweyne ka codsaday in aay rashiinkan garsiiyan dadka dhibateysan ee ku dhaqan degaanada hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Rashiinkaan oo lasheegay in uu gaarayo ilaa 20 kun waxaana hada soo gaaray magaalada Beledweyne ilaa iyo 12 kun sida uu sheegay gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee gobolka Hiiraan.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response