DAAWO VIDEO:- Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Beledweyne oo ka codsatay jaaliyada reer Hiiraan

by B.A.M | Sunday, Oct 1, 2017 | 1181 views

Hiiraan Xog, Oct 01, 2017:- Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan iyo xirrika Sports gobolka oo baaq udiray jaaliyada reer Hiiraan iyo dowlada dhexe ee Soomaaliya, gar ahaan wasaarada Sportska.

Dhalinyaradaan ayaa iskood isku xilqaamay waxaayna doonayaan in aay dayactir ku sameyaan garoonka weyn ee kubada cagta ee magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Dhalinyaradaan ayaa baaq u diray jaaliyada reer Hiiraan iyo waliba dowlada dhexe ee Soomaaliya, waxaana aay ka codsanayaan in garoonka la dhigo cooska macmalka ah ee la dhigo garoomada lagu ciyaaro kubada cagta.

HALKAAN KA DAAWO BAAQA AY DIRAYAAN DHALINYARADA KU DHAQAN MAGALADA BELEDWEYNE.

 

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response