Akhriso:- Madaxweynaha maamulka galmudug oo xalad deg deg ah ku dhawaaqay

Hiiraan Xog, Oct 01, 2017:- Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dhowaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay sheegeen inay xilka ka qaadeen ayaa maanta soo saaray wareegto uu xaalad deg deg ah ku soo rogay deegaanada maamulka Galmudug.

Wareegtadan ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg oo soconeysa 3 bilood oo ka bilaabata 1-da bisha October uu ku soo rogay deegaanada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Amarka Madaxweyne Xaaf Halkaan hoose ka aqrisho.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply