AKHRISO:- Maamulka Galmudug oo Warsaxafadeed soo saaray iyo Beesha Caalamka oo baaq udireen

by B.A.M | Sunday, Oct 1, 2017 | 479 views

Hiiraan Xog, Oct 01, 2017:- Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay sheegeen xildhibaanada Galmudug in ay ku sameeyeen gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi.

Waxaa xusid mudan xildhibaanada Mas’uuliyiintaasi xilka ka qaaday in ay taageersan yihiin Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf.

Halkan hoose ka Akhriso Warsaxafadeedka ka soo baxay maamulka Galmudug.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response