AKHRISO:- Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabay gudoomiyaha gobolka Galgaduud

Hiiraan Xog, Sep 29, 2017:- Madaxweynaha dowlada maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dhawan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay sheegeen inay xilka ka qaadeen ayaa magacaabay Guudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud kadib markii 4 Bishii August Magalaada Muqdisho lagu dilay Guudoomiyihii Galgaduud Xassan sheekh Cali Cilmi isaga iyo wiil ay walalo yihiin.

Guudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud ayaa loo magacaabay Nuur Axmed Xasan (Nuur Dheere) sida lagu sheegay Wareegtada ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,

Halkaan hoose ka akhriso warqada lagu magacaabay gudoomiyaha cusub gobolka Galgaduud.

 

 





Be the first to comment

Leave a Reply