DAAWO VIDEO:- Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo ka hadlay wax qabadka maamulka

by B.A.M | Thursday, Sep 28, 2017 | 1278 views

Hiiraan Xog, Sep 28, 2017:- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay wax qabadka gudoomiyaasha soomaray gobolka Hiiraan, iyo sida aay u arkaan shacabka reer Hiiraan.

Gudoomiye Cali Jeyte ayaa sheegay in degmooyinka qaar dadka ku dhaqan in xaalad adag ku noolyihiin, waxaana uu intaa ku daray in ka maamul ahaan wax ka qaban doonaan dhibaatoyinka ka jira degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula-Burte oo kawada tirsan gobolka Hiiraan.

Wareeysiga Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo dhameystiran halkaan ka Daawo.

Shabakada Hiiraan Xog

Beledweyne

Wariye Khaalid Ilkacase

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response