DAAWO VIDEO:- Dowlada Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkada ICAO

by B.A.M | Wednesday, Sep 13, 2017 | 377 views

Hiiraan Xog, Sep 13, 2017:- Dowlada Soomaaliya oo Heshiis hor dhac ah la gashay shirakada ICAO oo ka shaqeeysa Hawada Soomaaliya, waxaana aay dowlada Soomaaliya aay sheegtay in hawada Soomaaliya laga maamuli doono magaalada muqdisho.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response