Daawo Video:- Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in gudi u dhisayaan arinta Qalbi Dhaga

by B.A.M | Wednesday, Sep 13, 2017 | 380 views

Hiiraan Xog, Sep 13, 2017:- Doodii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu ku dhawaaqay in arrintan loo saaray Guddi madax banaan.

HALKAAN  HOOSE KA DAAWO HADALKA GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response