WAR DEG DEG AH Dagal markale ka Qarxay Magalaada Galkacyo,

Dagaal u dhexeya Ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta markale ka Qarxay Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug iyado maanta lagu waday in la kala qaado Ciidamada labada dhinac,

Goob joogayaal ku Sugan Magalaada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ayaa Hiiraan Xog u sheegay in markale Maanta dib u Bilowday dagaal u dhexeya Ciidamada Galmudug iyo puntland iyago sheegay in labada dhinac ay isku Adeegsanayan Hub ka Nuucyadiisa kala duwan islamarkana laga maqlayo Xaafaddaha Magalaada Galkacyo,

Madaxweynayasha Maamulada Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa maalintii shalay Magalaada Galkacyo ku kala saxiixday Heshiis laga gaaray Colaadii u dhexeysay labada Maamul inkastoo ila had aysan dhaqan galin Qodobadii lagu heshiiyay,

Wixi warar ah ee k u soo kordha kala Soco Hiiraan Xog

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply