DAAWO SAWIRADA: Maalinta Naafada Aduunka oo la Xusayo iyo dhibaatooyin Heysta Naafada Gobolka Hiiraan,

by Mohamed Abdi Saney | Thursday, Dec 3, 2015 | 158 views

Saddexda bisha December ayaa dunida oo dhan looga dabaal dega maalinta Naafadda Aduunka islamarkana Munaasabado lagu Xusay maalinta Naafadda lagu qabta qeybo ka mid ah Gobollada dalka Soomaliya,

Naafada Gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan kuwaaso ay ka mid yihiin in aysan heysan daryeel Cafimaad Mid nololeed, Maadaam aysan Awoodin in ay shaqeystaan, iyago ugu baaqay Qof kaste oo wax heysta in uu gar gar kala duwan la Soo gaaro islamarkana ay wax ka qabtan dhibaatooyinka dhanka Nolosha,ee heysta,

Magalaada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan oo ay ka Howlgalan, in ka badan 60 Ha’yadood oo iskugu jira NGO, iyo kuwa Caalami ah iyo Sido kale Shirkadaha Isgaarsiinta ayaa ku Guul dareystay in ay wax ka qabtan baahiyaha heysta dadka, barakacayasha ,Naafadda iyo kuwa dan yarta ee Ku nool Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaliya,

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa dhankooda wax ka qaban baahiyaha heysta dadka Naafadda ee Ku nool Gobolka Hiiraan islamarkana aan Awoodin in ay la soo baxan Nolol Malmeedkooda maadaam ay yihiin dad naafo ah oo aan shaqeynsan Karin,

Ugu dambeyntii Naafada Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Maamulka Gobolka kan degmada Baladweyne, Shirkadaha isgaariisiinta Ganacasatada iyo Haa’yadaha Samafalka ee k a Howlgala Magaalada Baladweyne in ay wax ka qabtan baahiyaha heysta dadka Naafadda ee ku nool Gobolka Hiiraan,

Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (2) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (3) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (4) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (5) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (6) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (7) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (8) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (9) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (10) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (11) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (12) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (13) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (14) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (15) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (16) Naafada Gobolka Hiiraan Hiiraanxog (17)

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!