Xildhibaan ka Tirsan Barlamaanka oo ku Geeriyooday Muqdisho,

by Mohamed Abdi Saney | Wednesday, Dec 2, 2015 | 138 views

Allaha u naxriiste waxaa Maanta Magalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Saadiiq Cabdikariin Maxamuud oo ka mid ah Xildhibannada Barlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa u geeriyooday xanuunka kansarka,

Maxamed Iidle Geedi Xarow oo ka mid ah Mudanayasha Barlamaanka Federaalka Soomaliya islamarkana ay Qarabo yihiin Marxuunka Geeriyooday ayaa sheegay in saaka  laba saac uu geeriyooday Xildhibaanka,

.Allaha unaxariiste Saadiiq Cabdikariin Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaannada Barlaamanka Federaalka Soomaliya oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho ayaa la filay in Maanta lagu Aaaso Magalada Caasimada ee Muqdisho,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response