Faah Faahin:Heshiiskii Maanta Galkacyo ay ku kala Saxiixdeen Gaas & Guuled(SAWIRO+AKHRISO)

by Mohamed Abdi Saney | Wednesday, Dec 2, 2015 | 219 views

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maanta kulankii ugu horreeyay ku yeeshay madaxweynayaasha Galmudug, C/kraiin Xuseen Guuleed iyo Puntland, C/weli Maxamed CaliHiiraanxog Gaas, kulankaas oo ay labada madaxweyne ku saxiixeen heshiis ka kooban afar qodob oo gun-dhig u ah sidii loo xallin lahaa colaadda Gaalkacyo ka taagan.

Kulankan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, xubno wasiirro ah oo ka socda dowladda Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, madaxweynayaasha Jubbaland iyo Koonfur-galbeed Somalia iyo xubno ka socday Beesha Calaamka.

2015122635846347452579534Heshiiska_Gaalkacyo (2) 2015122635846348070994490Heshiiska_Gaalkacyo (3) 2015122635846352438783348Heshiiska_Gaalkacyo (5) 2015122635846353125960924Heshiiska_Gaalkacyo (8) 2015122635846353470497053Heshiiska_Gaalkacyo (6)

Hiiraanxog
Halkan ka Akhriso Heshiiska dhaxmaray Galmudug iyo Puntland,
Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo_1
Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo (2)

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response