DHAGEYSO:Warbixin ku Saabsan diyaar Garowga shirka Maamulka Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo laga dareemayo Beledweyne,

DCIM100MEDIA

Diyaar garowga shirka Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe ayaa laga dareemaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan kadib markii Xariga laga jaray Hoolka lagu Tala galay in lagu qabto shirka Dowlada Goboleedka Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Halkan ka dhageyso,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,





Be the first to comment

Leave a Reply